Tababar ku saabsan u ololeeynta shaqaaleysiinta gabdhaha oo lagu qabtay Jowhar

0
93

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa lagu qabtay Tabababr kusaabsan u ololeynta shaqaalasiinta gabdhaha.

Waxaa tababarkan goobjoog ahaa Gudoomiyayaasha ururada haweenka iyo dhalinyarada Hirshabeele iyo xubno haween ah oo laga soo xulay Xaafadaha Jowhar

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here