Tababar ku saabsan u qareemida waxbarashada loo dhanyahay oo lagu qabtay magaalad kismaayo.

0
95

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa tababar ku saabsan ololaha u qareemidda waxbarashada loo dhanyahay ka daahfurtay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah maamul goboleedka jubaland.

furitaanka tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galay ururka naafada jubaland maamulayaasha iskuulada qaar kamida waalidiin iyo masuuliyiin ka tirsan jubaland.

Warkan  waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed