Tababar ku saabsan wacyigelinta bulshada oo lagu soo gaba gabeeyay Baydhabo.

0
116

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed ayaa  magaalada Baydhabo ku  soo gabagabeysay tababar muhiim ah oo diiradda lagu saarayay kor u qaadidda ka qeybgalka iyo hoggaaminta haweenka ee nidaamka digniinaha hore.

Tababarkaan ayaa waxaa ka qeyb galay ururada haweenka maamulka degmada baydhabo
dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here