Tababar ku saabsan wada shaqeynta booliska iyo bulshada oo lagu qabtay Baydhabo

0
148

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka daahfuray siminaar ku saabsan wada shaqeeynta Booliska iyo shacabka.

Siminaarkan ayaa waxaa ka qeeybgalaya saraakiil boolis ah iyo qaar kamid ah ururada bulshada rayidka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here