Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Mohamed Yasin, ayaa magaalada Baydhabo kafuray tababar ku saabsan wada shaqeynta Booliska iyo Bulshada
Tababarkan oo loo kala qaaday laba waji, ayaa wajigiisii koowaad loogu talagalay Guddoomiyeyaasha Xaafadaha, Ciidanka Booliiska Saldhigga iyo Ciidanka Booliiska Gaarka ah ee Degmada Baraawe.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.


