Tababar ku saabsan wada shaqeynta bulshada iyo Booliska oo lagu qabtay Baraawe

0
134

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Mohamed Yasin, ayaa magaalada Baydhabo kafuray tababar ku saabsan wada shaqeynta Booliska iyo Bulshada

Tababarkan oo loo kala qaaday laba waji, ayaa wajigiisii labaad loogu talagalay Guddoomiyeyaasha Xaafadaha, Ciidanka Booliiska Saldhigga iyo Ciidanka Booliiska Gaarka ah ee Degmada Baraawe.

waxa soo jeednaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here