Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Xiriirka golayaasha iyo arrimaha Dastuurka Somaliland ayaa tobabar ku saabsan Wadanniyadda iyo Xuquuqda aasasiga ah ee Dastuurka u furay Ardayda Jaamacadaha iyo Dugsiyada sare ee magaalada Hargeysa.
Tababarka ayaa waxaa soo qaban qabiyay Hayn ada asal iyo Wasarada Arrimaha Dastuurka Somaliland.
Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.