Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada maamulka KGS ayaa magaalada Baydhabo ugu daahfurtay tababar qaar kamid ah Haweenka kunool magaalada
tabarkan oo ku saabsanaa Wax ka qabashada isbadelka cimilada ayaa waxa soo qaban qaabiyey Hay’adda paln Waxaana ka qeybgalay tababarka Wasiirka Wasaaradda Bay’adda iyo Isbedelka Cimilada maamulka Koonfur Galbeed Diini Abdinuur Maxamed
waxa soo jeedinaayo Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


