Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo kalluumaysiga maamulka Somaliland ayaa magaalada Burco ugu qabatay qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada iyo dhaqaatiir tababar ku saabsan wax-soo saarka calafka xoolaha
waxa kasoo qeyb kalay furitaanka tababarka mas’uuliyiin katirsan Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo kalluumaysiga maamulka Somaliland qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada iyo dhaqaatiir ka kala socday gobolada Sool, Sanaag, iyo Togdheer
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.