Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa Tababar ku saabsan Waxbarashada Madaniga ah, Dowlad-wanaagga iyo Deegaanka uka furtay in kabadan 20 dhalinyaro ah Dagmada Caabudwaaq
Waxaa ka qeybgalay tababarka gudoomiyaha degmada Caabudwaaq iyo xog hayaha degmada xubno kasocday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug iyo hay’adda FCA oo soqaban qaabisay tababarka
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


