Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali- Xoosh, ayaa soo xiray aqoon kororsi la xariira xirfadaha gargaarka ee deg-deg uga jawaabista xaaladaha caafimaad oo ku dhawaad 200 oo Howl-wadeennada Hay’adda Maraeynta Musiibooyinka ka tirsan u socday muddo bil ah.
Munaasabada Soo xiritaanka aqoon kororsi ayaa waxaa ka qeeyb Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle, Madaxa ka tirsan Hay’adda Bisha Cas oo Hay’adda SoDMA ka tageertay aqoon kororsigaan,
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq