Tababar ku saabsan xadgudubyada ka dhanka ah haweenka oo lagu qabtay Baydhabo.

0
50

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tababar ku saabsan xadgudubyada ka dhanka ah haweenka ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo ee Xarunta GKM maamulka Koonfur Galbeed .

Daahfurka tababarka ayaa waxa kaso qayb galay Wasiirka Wasaarada Haweenka maamulka koonfur galbeed soomaaliya, Haween iyo qaybaha kaladuwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.