Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shaqaalaha Golaha Mihnadlayaasha Qaranka ayaa Muqdisho loogu qabtay Tababar ku saabsan xakameynta shaqada umulisooyinka.
Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galay ururada cafimaadka bahda dhaqtiirta dalka aqoon yahano iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


