Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo kusoo gabagabeysay tababar ku saabsan xakameynta wararka been abuurka ah ee lagu faafiyo baraha bulshada.
tabaarkaan oo socday mudo laba maalin ah ayaa waxaa kaqeyb galay xubno kasocday bahda warbaahinta iyo qaar kamid ah dhalinyarad magaalada Gaalkacyo iyaga oo lagu barayey inta uusocday tababarka qataraha ka dhalan kara wararka been abuurka ah ee lagu faafiyo baraha bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


