Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Maamulka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay Kulan ku saabsan sidii cilmi baaris loogu Sameyn Lahaa dhibaatooyinka aay la kulmaan Dadka Barkacayaasha ah iyo sida xal loogu heli karo
Kulanka waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka kala tirsan Hay’adda Sidra ,Qaar kamid ah Barakacayaasha ku nool kismaayo iyo madax ka socotay Hay’adda Qaxootiga Jubbaland.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq