Tababar ku saabsan xalinta khilaafaadka iyo dib u heshisiinta oo lagu qabtay magaalada Cadale .

0
204

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Cadalle ayaa lga daahfuray tababarkan oo soco doona mudo laba maalmood ah isla markaaba ku saabsanaa tiiranyo bixinta xalinta qilaafadka iyo dib u heshisiinta beelaha daga gobolka shabeellaha dhaxe

Waxaa ka qeyb galay daahfurka tababar ka odyaasha dhaqanka ‘ururada bulshada riyaadka iyo xildhibaano ka tirsan XFS.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen