Tababar ku saabsan xalinta khilaafaadka oo lagu qabtay Baladweyne.

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka wasaaradda Arimaha guddaha iyo doowladaha hoose ee maamulka Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure ayaa magaalada Baladweyne ka daah-furay tababar ku saabsan Xilinta khilaafaadka.

Tababarka oo socon doona mudda laba maalin ah ayaa waxaa ka qeyb galaya qaar kamid ah odayaasha dhaqanka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here