Tababar ku saabsan xalinta khilaafadka oo lagu qabtay magaalada Baladweyne.

0
176

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan habka loo xaliyo khilaafadka inta badan soo kala dhaxgalka bulshada iyo ahmiyadda ay leedahay nabadda, waxana tababarkan oo soconaya muddo afar maalmood ah ka qeyb galaya dhalinyaro kala socota qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmad Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here