Tababar ku saabsan xalinta khilaafadka oo lagu qabtay magaalada Baydhabo.

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Maamulka KGS Mudane Nur Sidow Baba ayaa Magaalada Baydhabo ka Daahfuray tababar ku saabsan Xalinta Khilaafaadka

waxa kaqeyb galay furitaanka tababarka wasiiro katirsan maamulka KGS Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta Arrimaha Diinta KGS Odayaasha dhaqanka iyo Haweenka magaalada Baydhabo

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdullaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here