Tababar ku saabsan xallinta khilaafaadka oo laga daah furay magaalada Jowhar.

0
153

Wasiirka wasaarada diinta iyo Awqaafta Hirshabeele ayaa magaaladaJowhar kadaafuray tababar kusaabsan xalinta qilaafaadka.

Waxaa tababarkan loo qabtay Culimada degmada jowhar iyagoo labari doono casharo ku saabsan doorka culimada ee xalinta qilaafaadka.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here