Tababar ku saabsan xaquuqal Insaanka oo lagu soo gunaanaday magaalada Baligubadle.

0
51

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay,aada Asal Ayaa magaalada Bali-gubadle ee xarunta gobalka Hawd kusoo gabagabeeysay Tababar Ku Saabsan Xuquuqal Insaanka Iyo Ka Hortaga Tacadiyada Aadanaha.

Xiritaanka Tababarka ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas,uuliyiin kasocotay Hay,adda asal , maamulka degmada Bali-gubadle , iyo qaar kamid ah holw wadeenadaa Magaaladaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.