Wariyaasha Hargeeysa oo la barayo Xuquuqul aadanaha

0
167

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Suxufiyiinta maamulka Somaliland ee Solja Ayaa Magaalada Hargeysa ka furay Tababar Ku Saabsan Xuquuqda Aadanaha.

Tababarka ayaa socon doono muddo labo maalin ah kaasi oo ay ka qayb galayaan suxufiyiinta ka kala socoday xaruumaha warbaahinada ka hoowgala magaalada Hargeysa.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here