Tababar ku saabsan xaquuqda aadanaha oo wariyaal loogu soo gaba gabeeyay dhuusamareeb.

0
295

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa lagu soo gaba gabeeyay tababar ku saabsan ilaalinta xaquuqda aadanaha, waxana ka qeyb galay 20 wariye oo ka kala socda degmooyinka Galmudug.

Tababarkan oo socday muddo saddex maalmood ah, waxana soo qaban qaabiyay xafiiska qaramada midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM oo gacan ka heleysa wasaaradda warfaafinta Galmudug.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.