Tababar ku saabsan xaquuqda caruurta oo lagu qabtay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

0
149

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay tababar kusaabsan xaquuda ay Caruurta leedahay kaasi oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda SWDC.

Tababarka ayaa waxaa ka faaiideeystay Haweenka barkacyaasha ee kunool magaalada Baladweyne.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.