Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Haweenka iyo xuququl insaanka Koonfur-galbeed ayaa Magalada Baydhabo ku soo xirtey tababar socday mudo sedax cisho ah waxaana ka soo qeyb galay Ururka Haweenka magalad Baydhabo , Culimo u diin iyo marti Sharaf kale.
Tababarkaan oo ku sabsanaa xaquuqda ay leyahiin Haweenka ayaa waxaa soo qab qabisay Wasaaradda Haweenka iyo xuququl insaanka Koonfur-galbeed.
Warbixintan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.