Tababar ku saabsan xeerka Canshuuraha oo lagu qabtay Hargeysa

0
42

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda maaliyadda Soomaliland ayaa Tababar ku saabsan xeerka caashuuraha u furay saraakiisha ciidanka ilaalada cashuuraha.

Tababarkan oo lagu qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka qeeybgalayasha lagu bari doonaa xeernidaamiyayaasha canshuuraha Bariga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here