Tababar ku saabsan xeerka ciqaabta Soomaaliya oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
71

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Machadka Tababarda Garsoosrka Dowladda Soomaliya ayaa Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan kusoo Gaba Gabeeyay Tababar ku Saabsan Habka Xeerka Ciqaabta Soomaliyeed.

Tababarkaan Ayaa Loo Qabtay Garsooreyaasha iyo Xeer -ilaaliyaasha maamulka Hirshabeelle waxaan uu Socday muda shan maalin ah.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq