Tababar ku saabsan xeerka xuquuda Naafada oo laga daah furay Baardheere

0
53

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka maamulka Jubbaland Cadar Cismaanciil ayaa magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo ka daah-furtay tababar ku saabsan ka talabixinta Xeerka Xuquuqda Naafada.

Tababarka oo socon doona Mudo laba maalin ah ayaa waxaa ka qeeybagalay Haweenka,Dhalinyarada iyo dadka qabo baahiyaha gaarka islamarkana ku nool magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiiib Aweys Isxaaq.