Tababar ku saabsan Xiriirka Warbaahinta iyo hay’addaha dowladda oo lagu qabtay Muqdisho.

0
97

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya ayaa laga daah furay tababar ku saabsan xiriirka Warbaahinta iyo hay’addaha kala duwan ee dawladda.

Munaasabad daah furka ayaa waxa kaso qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta ee xukuumada Dowlada Faderaalka Soomaaliya ,Bahda warbaahinta ka howl gala magaalada Muqdisho iyo kuwa maamul Goboleedyada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.