Tababar ku saabsan xog ururinta oo ka furmay Muqdisho

0
72

Baladwayne (Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho Caasimadda dalka ayaa lagu qabtay tababarka Aaladda Xog aruurinta wax qabadka sannadlaha ah ee FGS waxaana tababarka kafaa’ideystay agaasimayaasha waaxyaha qorsheynta ee wasaaradaha dalka.

Tababarka ayaa waxa sooqaban qaabiyey Wasaaradda Qorsheynta XFS waxaana ka qeyb galay furitaankiisa mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Qorsheynta XFS.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.