Tababar ku saabsan Xoojinta awooda maamulka oo lagu qabtay degmada isku shuban.

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Isku shuban ee gobolka Bari ayaa lagu qabtay tababarkaan oo ku saabsanaa xoojinta awoodda maamulka iyo shaqaalaha Dawladdaha Hoose ee magaaladaasi

Tababarkaan ayaa waxaa qaban qaabadiisa iska kaashaday maamulka dowlada hoose ee Isku shuban iyo Wasaaradda Arimaha Gudaha dowlad goboleedka Puntland .

Warbixintan waaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here