Tababar ku saabsan xoojinta nabadda oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Hargeysa.

0
285

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Caydiid Yaasiin ayaa magaalada Hargeysa kusoo gaba-gabeeyay tababarkan oo ku saabsanaa yareynta rabshadaha dhallinyarada iyo ka qeyb-qaadashada hormarinta nabadda.

Tababarkan ayaa waxaa ka faa-ideystay 30-dhalinyaro ah oo ka kala socday ururada bulshada ee ka dhisan magaalada Hargeysa.

Warbixintan waxaa inoo haya  Cabdiqadir Cumar Ibraahin