Tababar ku saabsan xuquuqda caruurta oo lagu qabtay Baydhabo.

0
85

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Haweynka iyo Arrimaha qoska maamulka Koonfur-galbeed Soomaliya ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ku qabatey Tababar ku sabsan Xuquqda Caruurta iyo Badbaadintooda.

Tababarkaan waxaa ka qeeyb galay Saraakiil ka tirsan Wasaaradda haweynka iyo Arrimaha Qoska maamulka Koonfur-galbeed , Culuma u diin iyo wasiirka wasaaradaa haweynka .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.