Tababar ku saabsan xuquuqul insaanka oo lagu qabtay Kismayo.

0
260

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray tababar ku saabsan xuquuqul insaanka iyo in lakobciyo garaadka aqooneed ee Shaqaalaha wasaaradaha.

Inta badan Tababarka waxaa ka qeeybgalay shaqaale ka kala socday wasaaradaha caafimaadka ,waxbarashada, qorsheynta, arimaha gudaha, saraakiil boolis, iyo xubno kasocday xafiisyada garsoorka iyo xeerilaalinta Jubaland.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan