Tababar ku saabsan yareynta wasaqda deegaanka oo laga furay Muqdisho.

0
61

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed SCAA oo Maanta magaalada Muqdisho ka Daahfuray Tababar ku saabsan illaalinta Yareynta Wasaqda Deegaanka ee Diyaaradaha, Petroolka, Qaaca iyo Hawada ee Garoonka Aadan Cabdulle.

Waxaa tababarka ka qeybgalay xubno ka socday wakiilada ditaaradaha ka howlagla dalka mas’uuliyiin kamid dowladda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Cabdiqadir Cumar Ibraahin.