Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee wasaarada Maaliyadda Soomaliland ayaa magaalada hargeysa tabobar ugu soo xiray qaar kamida Shaqaalaha Cashuuraha .
Tababaka ayaa waxaa uu ku saabsanaa dayeelka macaamiisha iyo anshaxa shaqaalaha .
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.