Tababar ku saabsanaa horumarinta xirfadaha oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
176

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabgabeeyay
tababar ku saabsan habka qofka u ku horimarin karo xirfadiisa kaasoo socoday muddo saddex maalmood , waxana tababarkan soo qaban qaabiyay maamulka iskuulka Hormuud.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.