Tababar ku saabsanaa isla xisaabtanka bulshada oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
82

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan isla xisaabtanka bulshada waxana soo qaban qaabisay tababarkan Wasaaradda waxbarashada Dowlad goboleedka Hirshabelle.

Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galayay  qaar kamid ah Macalimiinta iyo Ardyada iskuulada dowlada ee ku yaala magaalada Baladweyne .

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen