Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda arrimaha gudaha jubaland ayaa magaalada Kismaayo kusoo gaba-gabeeysay tababarkan oo ku saabsanaa xalinta khilaafaadka kaasi oo ay ka qeybgaleen qaar kamid ah gudiyada bulshada ku nool tuulooyinka gobolka jubada hoose.
Tababarka oo socday mudo 3 cisho ah ayaa ka qeybgalayaasha lagu siiyay casharo badan oo la xiriiray xalinta khilaafaadka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.