Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iskuulka Al-isra ee magaalada Baladweyne ayaa tababar u furay qaar ka mid ah ardayda wax ka barato iskuulka.
Tababarkaan ayaa ku sabsan kor u qaadista iyo barashada caafimaadka guud sida gar garka deg-daga ah, Duriinka, Calaamadaha nolosha iyo kuwa kale oo badan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen