Tababar ku sabsan sidii loo horumarinta barashada Culuumta diiniga ah oo lagu qabtay xerada Xaragdheer.

0
104

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Machada Al-Rayaan ayaa Ardayda wax ka barata madaarista ku yaalo Xerada Xagardheer ee Qaxootiga Dhadhaab u qabtay Tababar kusaabsan sidii loo horumarinta lahaa barshada Culuumta Diiniga ah.

Tababarkaan waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Machadka,Macalimiin, Culimo udiin iyo Arday kala kala socotay Madaarista ku yaalo Xagardheer.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here