Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiishiinta maamulka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ku qabatay Tababar ku saabsan Tayeeynta , Adkeysiga iyo bad qabka kaasi oo loo qabtay Haweenka Golaha Deegaanka Degmadaasi.
Tababarka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro , Xildhibaano, Haweenka iyo qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha maamulka Galmudug.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


