Tababar kusaabsan aqoonta maamulka oo lagu qabtay Burco

0
92

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa Magaalada Burco si rasmi ah u furay tababar laba maalmood soconaya oo lagu xoojinayo aqoonta maamulka iyo hoggaaminta ee masuuliyiinta caafimaadka ee gobollada iyo degmooyinka Maamulkaasi

Tababarkaan inta uu socdo ayaa waxaa lagu baranayaa hababka maaraynta shaqo, wada-shaqaynta hay’adaha caafimaadka, iyo xal u helidda caqabadaha ka jira adeegyada caafimaadka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here