Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Jubbaland Marwo Cadar Cusmaaciil Juraati ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay Tababar kusaabsan axdiga Xuquuqda dadka Naafada ah.
Daahfurka tababarka waxaa kasoo qaybgalay Wasiiro , Xildhibaano, Dhallinyaro iyo Ururada dadka naafada ah.
Warbixintan waxaaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.