Tababar kusaabsan bad qabka iyo adkeysiga Haween oo lagu soo gaba gabeeyay Galkacyo

0
158

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiishiinta maamulka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ku soo xirtay Tababar ku saabsan Tayeeynta , Adkeysiga iyo bad qabka kaasi oo loo qabtay Golaha Haweenka Caabudwaaq iyo Galkacyo.

Tababarka ayaa waxaa ka faa’iidaystay Golaha Haweenka Galkacyo iyo Caabudwaaq xiristiisana waxaa ka qeybgalay Agaasimeyaal iyo xubno kamid ah Wasaaradda Arrimaha gudaha Maamulka Galmudug.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here