Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa lagu qabtay Tababar ku saabsan diyaarinta dacwad oogista iyo danbiyada .
Waxaa tababarkan ka qeeybgalay laamaha cadaalada Gobolka Nugaal madax kasocotay wasaarada Cadaalada iyo laamaha amniga.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


