Tababar kusaabsan doorka saxaafadda iyo bulshada ku leeyihiin Nabadda oo lagu soo xiray Baraawe

0
115

Baladwayne (Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta maamulka KGS Cabdikariin Booshaal ayaa Magaalada Baraawe kusoo xiray tababar kusaabsan doorka saxaafada iyo bulshada ku leeyihiin Nabadda iyo Xasiloonida.

Xiritaanka Tababarka waxaa kasoo qeybgaley Iskuduwaha Wasaaradda Warfaafinta ee gobolka Shabeelaha Hoose , Agaasimaha guud wasaaradda warfaafinta maamulka KGS iyo wariyaasha loo qabtay tababarka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.