Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar kaan oo ku saabsanaa Doorka warbaahinta ay ku leedahay wax ka qabashada takoorka dadka laga tirada badanyahay iyo kuwa la heyb sooco ee ku nool magaalada.
Tababarkaan oo ay soo qaban-qaabisay daladda warbaahinta Soomaaliyeed Soma ayaa waxaa ka faa,ideystay wariyaal,xubno kamid ah maamulka degmada Baladweyne, Culima-udiin iyo qaar kamid ah dadka la heyb-sooco.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


