Tababar Kusaabsan gargaarka maareeynta masiibooyinka oo laga daahfuray Kismaayo

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland ayaa tababar loogu gabagabeeyay qaar kamid shaqaalaha wasaarada gargaarka iyo maareeynta Musiiboyinka qaran ee maamulka Jubbaland.

Tababarkan oo socday mudo afar maalmood ah oo ku saabsanaa fahamka qaybaha dabagalka qiimeeynta iyo qorsheeynta waxaan ka faaidaystay qaar kamid ah howlwadeennada wasaaradda.

Warbixintan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.