Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye ku xigeenka Ururka horumarinta xuquuqda Haweenka Koonfur-galbeed Marwo mulki ibaraahim Axmed ayaa maanta magaalada Baydhabo ka dahfurtay Tababar kusaabsan Sidii Bulshada loogu wacyo galin lahaa Gudniinka fircooniga.
Tababarka ayaa waxaa ka qaybgalay ururada haweenka ee ka dhisan magaalada baaydho culumada odyaasha iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.